fbpx

Qeybti Hore ee Tartanka Kama Dambeysta Cayaaraha Degmooyinka G/Banaadir oo soo dhamaaday.

Muqdisho, December 05 2019, (Alhurriyah Sports):Qeybti Hore ee Tartanka Kama Dambeysta Cayaaraha Degmooyinka G/Banaadir oo soo dhamaaday. Cayaarta ayaa caawa xiiso gaar ah leh waxayna qeybta 1aad kusoo dhamaatay Bar-baro kooxaha Waaberi VS DHARKEENLEY.

Degmada dharkeenley ayaa dardar aad u adag muujinayso ayada oo weeraro qatar ah oo is xigxiga sameynaysa halka Waaberi ay ciyaareyso Contra attach uun

Lasoco Qeybta 2aad oo aan idijn soo tabin doono.

leave a reply