fbpx

dowlada iyo ahlusuna oo xal ka gaaray khilaafkii u dhexeeyay

Wasaaradda Arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa Maanta soo saartay war-murtiyeed ay kushaacineyso heshiis laga gaaray arrimaha Maamulka Galmudug.

Qoraal ka soo baxay wasaaradda arimaha gudaha somaaliya ayaa lagu sheegay in dowladu go,aan ay ku gaartay in ahlusuna laga siiyo baarlamanka galmudug 20 [labaatan xilshibaan ,kadib wadahadlao dowlada iyo ahlusna oo mudooyinkii u dambeyay ka socday dhuuso-mareeb

Ahogaanka ahlusuna iyo dowlada fadaraalka ayaa isla gartay in ahlusuna ay ku qanacdo tirad xildhibaanada ee la siiyay si loo dhameystiro dhimaha maamulka galmudug .

Hoos ka aqriso qoraalka ka soobaxay wasaarada arimaha gudha somaaliya

leave a reply