fbpx

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Howlgalo Ka wada shabeelada Hoose

 

CCiidanka Xoogga Dalka ayaa  Howlgalo Amni  lagu Xaqiijinayo  Kawda Wadada  udhexeeysa Shalaanbood iyo Afgooye ee gobolka shabeelaha hoose.

ujeedka howlgalkani ayaa ahaa xaqiijinta amaanka dhabaha xiriiriya degaanka shalaanbood iyo degmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose .

Ciidanka ayaa intii ay howlgalka kuguda jireen waxay kusoo qabteen rag lala xiriirinayo in ay katirsanyihiin al-shabaab ku waas oo qaarkood looga shakiyay in ay ku howlanaayeen falal amniga lid ku ah.

Taliyaha ururka 14aad guutada 14 october dhamme cisman Muuse Mohamed oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay wadeen howlgalo qorsheysan oo looga hortegaayo dagaalamayaasha  al-shabaab.

Ciidanka xooga dalka soomaliyeed ayaa kordhiyeye howlada ka dhan ka ah xarakada Al-shabaab ee ka socda gobalada dalka .

leave a reply